Dhageyso:Wararkii ugu dambeeyey Dagaalkii Ceelbarde

dagaal

Dagaal sababay Qasaaro dhimasho iyo dhaawac Una dhaxeeya Ciidamada daraawiishta Maamulka KGS iyo Kuwa Xoogga dalka ayaa dhacay Degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool.

Wararka hordhaca ah ee laga helayo khasaaraha dhimashada ee uu sababay dagaalka ayaa sheegaya iney tahay ku dhawaad 10 ruux oo ay ku jiraan dad shacab ah oo rasaasta labada dhinac u dhaxeeysa ay haleeshay.

Xildhibaan Maxamed Xuseen Geedi oo katirsan Baarlamaanka Koongur Galbeed ayaa kaa warbixiyey sida uu ku bilowday dagaalkaaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.