Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo xiray shir muddo laba maalin ah ka socday caasimadda Dhuusamarreeb, oo looga hadlayay sida deegaannada Dowladda Galmudug uu uga hirgalay nidaamka Dowladnimada loo-dhanyahay ayaa guul ku tilmaamay heshiiskii Madaxsha qaran oo maamul goboleedyada loogu daray Sanad.
Leave a Reply