Daawo:Boqor Burhaan oo Isimada Puntland ugu baaqay Shir dagdaga oo looga hadlay Xaalada Garoowe

boqorka

Boqor burhaan Boqor Muuse ayaa waxaa uu Maanta ka hadlay dagaalkii ka dhacay Magaalada Garoowe kaas oo sababay qasaaro isugu jira dhimasho, dhaawac iyo Burbur hantiyadeed.

Boqor burhaan Boqor Muuse ayaa sheegay Waxa ka dhacay Maanta magaalada Garoowe waa wax aad looga Xumaado, waxuuna ku baaqayaa shir degdeg ah oo looga hadlaayo xaalada Garoowe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.