Gudoomiyaha Barlamanka Puntland oo Shaaciyey Senataro ka dambeeya dagaalka Garoowe

Jibriil

Guddoomiyaha Baarlamaanka PL Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa sheegay Weerarkii Garoowe inay soo abaabuleen Xildhibaanno iyo Senataro uu Timacade hoggaaminayo, khalkhalka Caasimaddu wuxuu soo dedejinayaa in Sool la qabsado.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.