Munaasabadda 1-da Luuliyo oo xalay si weyn looga xusay degmada Balanbal

balanbal

Munaasabadda sannad guuradii 63aad ee markii gobollada Koonfureed ay xurnimada ka qaateen gumaystihii Talyaaniga sidoo kalana ay midoobeen gobollada Waqooyi iyo kuwa Koonfureed ayaa lagu Qabtay degmadda Balanballe ee gobolka Galgaduud.

Waxaana munaasabaddaan ka qeyb galay Guddoomiyaha degmadda Balanballe Cabdicasiis Xaashi Cali, Gudoomiye kuxigeenka degmadda Jaamac muxumed Diini, Agaasimaha Arimhaa Bulshada Degmada Xasan Carog , agaasimaha Guud ee Wasarada Cadaalada galmudug Maxamed Nuur Bidaar, Xildhibaano katirsan gollaha deegaanka Balanballe Agaasimayaal iyo shacabka lixda xaafaddood ee Degmada Balanballe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.