Xasan Sheekh oo Loogu baaqay inuu soo celiyo Mushaarkii Shaqaalaha iyo Hantidii Dowlada

XASANSHEEKH

Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa Maasjida gudaheeda ka sheegay inuu la dagaalamayo Musuq maasuqa ka jira gudaha Dowlada Soomaaliya kaas oo Curyaamiyey dhaqaalihii dalka.

Agaasimihii hore ee hay’ada duulista hawada Soomaaliya Dr Maxamad Aadan Jimcaale Koofi ayaa Madaxwaynaha Soomaaliya ugu baaqay inuu soo celiyo Mushaarkii shaqaalaha dowlada ka maqnaa 9 bilood iyo hantidii dowlada ee ku maqan si bulshada u aaminto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.