Barlamaanka Soomaaliya oo Diiday Ajandihii Xukuumada aya wadatay

barlamaan

Barlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabati ah waxaa la horgeeyay mooshin deg deg ah oo ay keeneen Sodan mudane oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya.

Mooshinkan oo loo gudbiyay Afhayeenka Baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe ayaa ku saabsanaa in ajendaha kulanka maanta laga saaro la xisaabtanka wasiirada oo ay xukuumada Soo gudbisan loona badalo la xisaabtanka iyo habsami u socodka howlaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

 kulanka oo ku sugnaa wasiirka amniga, Maxamed Sheekh Doodishe oo la filayay inay su’aallo weydiiyaan ayaa baaqday kadib markii xildhibaandaii diideen waxaana saas ku baaqday kalfadhigii xildhibaanada Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.