Wasiirka Amniga oo Agaasime KMG ah u magacaabay haya’adda Socdaalka Soomaaliya

doodisho

Maamlmo ka hor bay ahayd markii Agaasimihii hore ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed Cabdulqaadir Cilmi Cali Iscasilay kadib markii isagoo safar dalka dibadiisa ah ku maqan la sheegay inuu dalka ka baxsaday.

Wasiirka Amniga oo Agaasime KMG ah u magacaabay haya’adda Socdaalka Wasiirka Amniga XFS Dr Maxamed Cali Doodishe ayaa Mudane Axmed Siciid Maxamed u Magacaabay Agaasimaha KMG ah ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.