Midowga Musharaxiinta oo Shaaciyey In Axmed Madoobe Xukunkiisa ku eg yahay Agoosto

axmedmadoobe

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Jubaland oo maanta shir ku yeeshay Magaalada Nairobi Gudoomiye Ku mideysanyihiin doortay, Waxayna sheegeen in Xukunka Axmed Madoobe ku eg yahay Bisha Sideedaad ee Sanadkaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.