Ciidamadii Axmed Madoibe ayaa iskaga Cararay Xagar

madoobe

Ciidamada Jubaland iyo kuwa xoogga dalka Soomaaliya ayaa Degmada Xagar ee Gobolka Jubada Hoose kala wareegay Shabaab halkaas oo ay argagixisadu ka talineysey tan iyo sanadkii 2007.

Ciidamadii Shalay qabsaday Xagar ayaa iskaga cararay kadib markii ay ka war heleen in shabaab qorshaynayaan dagaal waxaana degmada Xagar la wareegay Shabaab si ay sheegeen dadka ku sugan degmadaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.