Xildhibaan Cabdullahi Carab oo diiday in lagu soo doortay Kenya eedeyna Ujeediyey Bulshada Gedo

Wasiir

Wasiirkii hor ee Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya Cabdullahi Carab ahna Xildhibaan ka tirsan aqalka hoose ee Soomaaliya ayaa mar uu waramaayey warbaainta ayuu inkiray in lagu so doortay ceel qaalow, waxuuna eedeyn jeediyey shacabka gedo.

Xildhibaan Cabdulaahi Carab ayaa Shacabka Gedo ku eedeeyey inay diidaan Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo Maamulka uu usoo Magacaabay Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.