kulanka Wadatashiga oo la Soo gabagabeeyey Kaas oo aan Looga Hadlin Colaada Laascaanood

xasansheekh

Waaxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay kulanka Wadatashiga ee u dhaxeeyay Hay’adaha Dastuuriga ah ee uu hoggaaminayo Madaxweynaha JFS iyo madaxdii hore iyo siyaasiyiinta dalka.

Kulankaan oo aysan kasoo bixin qodobo u danaynaya dalka iyo dadka ayaanan ka hadlin Colaada kasocota Magaalada Laascaanood ee Gobolka sool.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.