Daawo:Ciidamo ka tirsan Booliska Hirshabelle oo xirtay wadooyinka Magaalada Baladwayne

baladwayne

Ciidamo ka tirsan Booliska Hirshabelle ayaa xirtay wadooyinka muhiim u ah isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha ee Magaalada baladwayne ee Xarunta gobolka Hiiraan.

Ciidamadaan ka tirsan Booliska Hirshabelle oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inaysan qaadan dhowr bilood Mushaar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.