Beesha Shiikhaal oo Madaxwayne Xasan ka Codsaday inuu Xoriyadiisa Siiyo Agaasime Abdulaahi Suldaan

XASANSHEEKH

Beesha Shiikhaal ee North America ayaa cadaalad darro iyo dulmi ku tilmaamtay xariga Agaasime Abdulaahi Suldaan, waxayna Madaxwaynaha Soomaaliya ka codsadeen inuu xoriyadiisii usoo celiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.