Daawo:Wasiir Jibriil “Aniga iyo Madaxwayne Xasan Qoyskeenii Baan Shaqo u Abuurnay”

XASANSHEEKH

Guddiga ganacsiga Golaha Shacabka oo kulan la xisaabtan ah ugu yeeray Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa waxaa wax laga waydiiyey Sababta keentay inuu dad badan oo qoyskiisa ah shaqaaleeyo.

Kulankii Guddiga ganacsiga Golaha Shacabka iyo Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa waxuu ku dhamaaday dood iyo Farataag kadib markii wasiirka Ganacsiga ku adkaystay inuu ku saxan yahay inuu shaqaaleeyo qoyskiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.