Dowlada Soomaaliya oo Sheegtay inay dishay 30 ka tirsan shabaab

Caanood

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS ayaa sheegtay in Howlgalkii Ceel-qorax lagu dilay 30 shabaab ah oo ay laba horjooge sare ku jiraan.

Afhayeenka wasaaradda Gaashaandhigga General Cabdullaahi Cali Caanood ayaa sheegay in todobaad gudihiis howlgalo gobolo kala duwan ka dhacay lagu dilay 200 oo Khawaarij ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.