Garaadada SSC oo ka hadlay Warqad ay dhawaan Soo Saareen oo dad Badan Ka caraysiisay

garaado

Isimada dhaqanka SSC ayaa ka hadlay Warqad ay dhawaan soo saareen oo ay kaga hadlaayeen eedeyn Garaad Jaamac u Jeediyey Madaxda Dowlada Soomaaliya.

Afhayeenka isimada dhaqanka SSC Garaad Cabdisalan ayaa sheegay inaysan Isimadu isku khilaafsanayn Warqada soo baxday dhammaantoodna waa isku raacsan yihiin xal baana loo arkay in lasoo saaro.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.