Daawo:Muqtaar Roobow oo ka hadlay Sidii Xumayd ee loola dhaqmay Xujayda Soomaaliya

muqtaar

Xujaydii Soomaaliyeed ee ka dhoofay dalka Soomaaliya ayaa markii ay tageen dalka Sacuudiga waxaay la kulmeen Caqabado dhinaca Gadiidka, waxaayna qaar kamida lagu arkaayey iyagoo wadooyinka ku rafaadsan.

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Mukhtaar Roobow oo ka hadlaayey caqabadaha dhinaca gadiidka ah ayaa sheegay in dib loo soo celiyay lacagihii lagula heshiyay shirkadihii basaska ee xujeyda oo gudan waayay shaqadooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.