Daawo:Beesha Mareexaan oo ku dhawaaqday Dagaal ka dhana Kenya kadib Duqaymihii Ceelcade

kenya

Beesha Sade Oo Muqdisho ku qabatay kulan looga hadlayay Duqayntii ay Dowladda Kenya ka gaysatay Degmadda Ceel-Cadde ee Gobolka Gedo ayaa Soo saarta Go’aano culus oo ka soo baxay shirkooda.

Waxgaradka Beesha Mareexaan ayaa ka hadlay dadkii Shacabka ahaa ee ku dhintay duqaymaha Ciidamada kenya ka gaysteen Degmada Ceelcade iyo Burburkii hantiyadeed ee soo gaaray Magaaladaas.

ugu dambayntii shirka oo laga soo saaray Warsaxaafeedeed ayaa lagu celimaayey in layska dhacsho ciidamada Kenya, loona aargudo shacabkii lagu xasuuqay Ceelcade.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.