Daawo:Sheekh Idiris Xasan Sheekh inuu Caruurtiisa Shaqaaleeyo Waa Qalad

Xasansheekh

Sheekh Maxamed Idiris oo ka hadlaayey waxa Shareecada Islaamka ka qabto Musuq Maasuqa iyo Shaqaaleynta Qoyskaaga ayaa Madaxwayne Xasan eedeyn u jeediyey

Sheekh Idiris ayaa Madaxwayne Xasan ku eedeyey inay qalad ahayd inuu Ilmihiisa iyo ehelkiisa si toos shaqo ugu magacaabo kadibna dhaho Musuqa hala dagaalamo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.