Maxamuud Sayid “Yaan dib loo xasuusan Xasuuqii Axmed Madoobe ka gaystay Baladxaawo”

sayid

Wafdi uu hogaaminayay Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid ayaa lagu soo dhaweeyay degmada Baledxaawo ee gobolka Gedo.

Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid ayaanan raali Galin iyo Mag dhow ka bixin dadkii ay Maleeshiyaadka Axmed Madoobe ku laayeen Degmada Baladxaawo, balse badelkeeda waxuu codsaday inan dib loo xasuusan dhibaatadii Axmed Madoobe Gedo ka Gaystay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.