Daawo:Gudoomiye Aadan Madoobe oo Loo Sheegay inuu Barlamaanka ka daayo Fowdada

Aadanmadoobe

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga seddaxaad kulankiisa 3-aad ee wadajirka ah oo ajandihiisu ahaa warbixinta akhrinta 2-aad ee xeerka qoondaha ku noqoshada Miisaaniyadda 2023-ka.

Xildhibaanad Fowsiya Jeyte iyo Adaa Hudoomiyaha goalaha Shacabka ku eedeysay inuu barlamaanka Fowdeynayo oo sidii uu rabo wax u sheegayo xildhibaanadana Caburinayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.