Madaxwayne Laftagareen oo Gudoomiyey Shirkii Amniga Koonfurgalbeed

laftagareen

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gudoomiyey Shirka Gollaha Wasiiradda oo looga hadlay Amniga guud ee Deeganada Koonfur Galbeed.

Shirka ayaa sidoo kale lagu dhaariyey Wasiirada Wasaaradaha Waxbarashada iyo Beeraha oo dhowaan Magacaabay Madaxweynaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.