Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa U Cududaaray Wasiirka Caddaaladda iyo arrimaha Dastuurka Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Xasan Macallim Maxamuud oo Barlamaanka Maanta Ku buuqeen.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay inuu wasiirka Cadaalada ku maqnaa shirkii Amniga qaranka ee shir gudoominaayey Madaxwayne Xasan.
Leave a Reply