Wasiirkii Amniga Soomaaliya oo Maraykanka Lagu soo dhaweeyey

Doodisho

Wasiirka Amniga Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Dr Mohamed Cali Doodishe oo gaaray dalka Mareykanka ayaa soo dhaweyn loogu sameeyey Magaalada Columbus Ohio.

Ujeedka Safarka Wasiirka Amniga Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Dr Mohamed Cali Doodishe ayaa ah sidii uu uga qayb gali lahaa Dood cilmiyeed ay soo qaban qaabisay Bulsho Trust oo looga hadlay Arrimaha Somaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.