Daawo:Aqalka sare ee Soomaliya ayaa maanta ka dooday nidaamka Fedaraaleynta dalka

aqalka sare

Xildhibaanada Golaha Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa maanta ka dooday nidaamka Fedaraaleynta dalka, waxaana Shir Gudoomiyey Gudoomiye Cabdi Xaashi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.