Wasiir ka tirsan Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si kulul ugu eedeyay Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya weerarkii Jeneraal Sheegoow gurigisa lagu qaaday.
Wasiir kuxigeenka Wasaarada Warfaafinta hidaha, dhaqanka iyo Dalxiiska Dowlada Hirshabelle Mudane Abdishakur Shaashaa ayaa si kulul uga hadlay Xarigii Generaal Sheegoow, waxuuna sheegay in si xun loola dhaqanka Jananka iyo hotgiisa.
Leave a Reply