Guriga dhaqanka Ugaas Mohamed Ugaas Ahmed ayaa waxaa xalay ka Furmay -Shirka Watashiga bulshada, Xoojinya amniga Beesha Sade iyo La Xisaabtanka Maamulka Galamudug kaas oo ay ka Qayb Galayaan Madaaweyne ku Xigeenka Galmudug Wasiir iyo xidlhibaano ka Tirsan Galmudug maamulka Degmada Caabudwaaq iyo Qaybaha kala Duwan ee Bulshada
Leave a Reply