Mooshin uu doo abaabulay Madaxwayne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid oo lagu carqaladeynayey amniga iyo Maamulka Degmada Caabudwaaq ayaa fashilmay kadib markii ay ka horyimadeen golaha degaanka Caabudwaaq.
Cali Daahir Ciid ayaa mudooyinkii dambe waxuu Magaalooyinka Caabudwaaq iyo Balanbal ka waday qorshooyin amni daro iyo iska horkeen bulsho.
Leave a Reply