Waare oo eedeyn U jeediyey Beelaha Galmudug ee Xasan Sheekh Qiyaamay iyo wasiirka Gaashaandhiga

waare

Madaxweynihii hore ee Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare,  ayaa ku eedeeyay wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya , Cabdiqaadir Maxamed Nuur, inuu masuul ka yahay askartii iyo saraakiishii ku dhintay weeraradii ka kala dhacay magaalooyinka Galcad iyo Cowswayne.

Madaxweyne waare ayaa sheegay beesha Hawiye in dagaalka Alshabaab aysan diyaar u ahayn wuxuu sheegay qabaa’ilada Hawiye in aysan mowqif mid ah kalahayn dagaalka Alshabaab iyo qofkii la qabto oo Shabaab ah sida laga yeelayo.

“Dad inay yiraahdaan wiilkii ila dhashay ee Shabaabka ahaa ayaan qooraha & Madaxa kasoo jaraynaa,  dadna ninkii qaraxyadii lagu xasuuqmay ka dambeyay oo saraakiil dilay in ay isku sawiraan yiraahdaan anigaa wasiirkiisa & xildhibaankiisa ah ,,, dadkaas miyaa isku mid noqon kara oo daacad ay ka wada tahay la dagaalanka Khawaariijta,, ayuu yiri Waare.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.