Guddoomiyaha Magaalada Dhuusamareeb Cabdirixmaan Cali Axmed Geeda Qorow oo maanta warbaahinta kula hadlay deegaanka Bulacle oo shalay khawaarijta laga saaray ayaa sheegay inay sii socon doonaan howlgalada sifaynta ah ee ka socda deegaanada Galmudug.

Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply