Aadan Madoobe oo war cusub kasoo saaray mooshinka ka dhanka ah xarigga Sheegow

sheegow

Kulankii golaha Shacabka Soomaaliya oo Maanta Isniin ah ka dhacay Xarunta Villa Hargaysa ayaa waxaa looga hadlay Xaringa Jeneraal Sheegow oo mudo Sagaal Bari ah ku xiran xabsi ku yaala Muqdisho.

Gudoomiyaha golaha Shacabka Soomaaliya Aadan Madoobe ayaa sheegay in arinta Jeneraal Sheegow loo Gudbiyey Gudiga Amniga golaha Shacabka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.