Magaalada Nairobi e dalka Kenya waxaa Maalintii Sadexaad ka socda Shir ay Maalgalisay Madaxtooyada Soomaaliya oo looga hadlayo sidii Madaxwayne Laftagareen kurisga looga Tuuri lahaa.
Shirkaan waxaa ka qayb galaya Gudoomiyaashii hore ee Golaha Shacabka Mursal, Jawaari, Shariif Sakiin iyo Masuuliyiin xilal kala duwan kasoo qabtay Dowlada Soomaaliya.
Leave a Reply