Xildhibaan Aamino Eelaay oo eedayn u jeedisay Siyaasiyiintii KGS oo Nairobi Kushiray

Aamina

Xildhibaanad Aamino Maxamed Mursal “Aamino Eelaay” ayaa ka hortimid Siyaasiyiintii Koonfurgalbeed ee Kushiray Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.

Xildhibaan Aamuno ayaa waxay sheegtay gabdhaha Koonfurgalbeed inay Madaxweyne Lafta Gareen u bixiyeen Dalnuurshe ragga Maqaayad ku taala Nairobi Shir ku qabtay waxaan leeyahay intaad tuutaha soo gashataan sids xildhibaamada kale furimaha Imaada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.