Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax ayaa dowladda deegaanka Soomaalida ugu baaqay in aan shacabka labarakicin, Ugaaska ayaa sheegay in dadka fidnada ka shaqeynaya aysan ahayn shacabka loona baahan yahay in dowladdu ay baarto shacabkana aan labarakicin.
Ugaaska ayaa xusey in masuuliyiin katirsan dowlad deegaanka Soomaalida uu kala hadlay inaan shacabka labarakicin.
Ugu danbayntii Ugaas Maxamed ayaa shacabka ugu baaqay in ay kawada shaqeeyaan nabadda iyo midnimada.
Leave a Reply