Wasiirka wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Maxamed Shiikh Axmed Cali (Doodishe), oo hoggaaminaya Wafti uu ka mid yahay taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa gaaray magaalada Jeddah ee Caasimada Dalka Sacuudi Carabiya.
Waftigaan ayaa safarkoodu salka ku hayaa casuumaad rasmi ah oo ay ka heleen dhigooda dalka Sacuudiya.
Kulanka ayaa ku saabsan dardargelinta dhismaha iyo Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.
Leave a Reply