Dhageyso:Barre Hiiraale oo ka hadlay Mudo xileedkii Axmed Madoobe iyo hanjabaad itoobiya Uga timid

barrehiiraale

Barre Adan Shire (Hiiraale) oo ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolka Gedo oo muddooyinkii ugu dambeeyayna ku sugnaa gobolkaas ayaa sheegay inay hanjabaad uga timid ciidamo uu sheegay inay Itoobiyaan yihiin.

Barre Hiiraale ayaa sheegay in ciidankan ay ku amreen inuu ka baxo gobolka, dhanka kale Barre hiiraale ayaa sheegay Mudo xileedkii Axmed madoobe inuu Dhamaaday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.