Maamulka Demada Buulabarde ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay qarax Ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay degmada Buula burte ee gobolka Hiiraan.
Qaraxa oo la sheegay inuu ahaa mid loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa gaystay dhimasho Lix Ruux ah iyo dhaawac gaaray 16 Qof.
Leave a Reply