Daawo:Beesha Gare oo Nairobi Laftagareen ugu Samaysay Soo dhawayn

laftagareen

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdiga uu Hogaaminayo ee Safarka shaqa ku jooga Magaalada Narobia ayaa Beesha Garre U-Samaysay Munaasabad isugu jirtay Soo Dhoweyn iyo Taageerid.

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Munaasabad Khudbad ka jeediyey ayaa ka qeybgaliyaasha la Wadaagay Warbixin ku Saabsan Dadaalada Adeegyada Dowladeed ee ka Hana-qaaday Deeganada Koonfur Galbeed Dhinacyada Amaanka, Maamul Daadejinta, Waxbarashada, Caafimaadka, Siyaasada Xasiloon iyo Kaabiyaasha Dhaqaalaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.