Xildhibaan Axmed Taajir oo Ka hadlay Dagaalka u Dhaxeeya Sacad iyo Leelkase

Xananbuure

Xildhibaan Axmed Taajir Cabdullahi Xaashi oo kamida Xildhibaanada Soomaaliya ee deegaan Doorashadiisu tahay Galdogob ayaa ka hadlay dagaal khasaaro gaystay oo ka dhacay deegaanka dalsan.

Dagaalkan ayaa u dhaxeeya labo maleyshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda degmada Galdogob iyo degaanka Bandiiradley oo ka kala tirsan Puntland iyo Galmudug. Waxaynu colaaddu salka ku haysaa sida aan xogta ku helnay, muran ka dhashay dhul daaqsimeed halkaas kuyaala.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.