Joogitaanka Xasan Sheekh Dhuusamareeb oo Walaac Laga Muujiyey

xasansheekh

Waxgaradka, Siyaasyiinta, aqoon yahanada iyo Culumada Galmudug ayaa isku raacay intooda badan joogitaan Madaxwaynaha Soomaaliya Magaalada Dhuusamareeb inay abuurtay Amni xumo iyo qalqal ku yimid xasiloonida deegaanada Galmudug iyo kuwa la dariska ah.

Dhanka kale Madaxwayne Qoorqoor ayaa isaguna walaac ka muujiyey joogotaanka Xasan Sheekh waxuuna madaxwayne Xasan ka codsaday inuu ku noqdo magaalada Muqdisho.

Walaaca ugu badan waxaay madaxda iyo Shacabka Galmudug ka muujiyeen ciidamo lagu sheegay inay yihiin ilaalada Madaxwayne Xasan balse huwan shaati qabiil kuwaas oo amni daro kawada Galmudug dhexdeeda iyo Maamulada Dariska sida Hirshabeelle iyo Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.