Daawo:Mucaaradka Laftagareen oo Ka hadlay Caqabada ku timid Safarkii Baydhabo

Mursal

Mucaaradka Madaxwaymaha Koofurgalbeed oo Shir ku Qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay Waxa ka hortaagan inay tagaan Magaalada Baydhabo.

Gudoomiye hore ee Baarlamaanka Maxamed Mursal oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay sababta Baydhabo ugu baaqdeen inay tahay codsiga Madaxweyne Xadan Uga yimid.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.