Madaxweynaha SSC Cabdulqadir Firdhiye iyo wefti uu hogaaminaayo ayaa Waxaa Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyey Wasiirka arimaha Gudaha Soomaaliya Fiqi, Xildhibaano ka tirsan labada aqal iyo Masuuliyiin ka socda Golaha Wasiirada Soomaaliya.

Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply