Guddomiayah Jaamacada Ummada inta aan Xilka Laga Qaadin ayuu ka shifay boobka lagu Hayo dhulka Jaamacada

mahadallah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta xilkii ka qaaday Raktarkii Jamacadda Ummadda Dr Xasan Cumar Mahadallah isagoo magacaabay Sii-hayaha Raktarka Jamacadda Ummadda oo noqonaya Dr Xasan Cismaan Gacal sida ku cad xeer Madaxweyne LR 144 .

Dr Xasan Cumar Mahadallah inta xilka laga qaadin ayuu soo bandhigay dhac loo gaystay dhulkii Jaamacada Ummada Soomaaliya iyo dad aan aqoon lahayn oo Madaxda Dowlada Jaamacada Keeneen.

Hadalka Dr Xasan Cumar Mahadallah waxa uu iftiiminayaa dhacdooyin Qarsoonaa oo kajira Jaamacadda Umadda,haddaba Arinta uu kahadlay Raktarkii Jaamacadda ayaa loo sababeynayaa xil ka laga qaaday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.