Daawo:Hay’ada Samafalka ee Siyaad Barre Foundation ayaa lagu daah furay Columbus Ohio

Deeqa

Magaalada Columbus Ohio ee dalka Maraykanka ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfuraayo Hay’ad samafal oo la yiraahdo Siyaad Barre Foundation Taas oo ka shaqeynaysa arimaha bini’aadanimada, sida Caafimaadka, Biyaha, Iskuulada iyo caawinta dhaqaatiirta.

Hay’adaan la yiraahdo Siyaad Barre Foundation ayaa Waxaa madax ka ah Deeqo Maxamed Siyaad oo qabashada howlahan u sadaqeysay Aabeheed Madaxwaynihii hore ee ummada soomaaliyeed Mohamed Siyaad Barre Allaha u naxariistee.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.