Daawo:Taliye Shub oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Gaalkacyo

asluub

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Generaal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo, isagoona sheegay in dhawaan Gaalkacyo laga bilaabayo tababarida ciidamo ka mid noqanaya Asluubta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.