Daawo:Deni oo eedeyn U jeediyey Madaxwayne Xasan Sheekh

deni

Madaxweynaha ayaa khudbadiisa Dastuuriga ah uga hadlay Waxqabadka Dowladda ee Amniga, Horumarka, Guulaha laga gaaray Dimuqraadiyadda, qorshaha dhameystirka Doorashooyinka Puntland, Guulaha laga gaaray Gobolka Sool, garab istaaga SSCKhaatumo iyo khaladaadka Dastuuriga ay ku kacayaan Madaxda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Madaxwayne Deni ayaa sheegay in Xasan Sheekh Maxamuud uu si bareer ah uga leexday hannaanikii Federaalka dalka uuna meesha kasaaray Dastuurkii lagu heshiiyay, Warmurtiyeedkii madashana waxa uu Xambaarsanaa halis aan indhaha laga qarsan karin oo kusoo wajahan Dowladdnimadda nugulka ah & Midnimadda Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.