Xamse oo guddoomiyey kulanka golaha hannaanka casriyeynta iyo isbeddelka Soomaaliya

xamze

R’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee golaha hannaanka casriyeynta iyo isbeddelka Soomaaliya, kaas oo looga gol-leeyahay in lagu dhiso, laguna kobciyo isbeddel horseedaya horumar waara.

Ra’iisul wasaaraha ayaa faray waajibaadka looga fadhiyo xubnaha golaha hannaanka casriyeynta taabogalinta hannaanka casriga ah ee la hiigsanayo in jiho cusub u horseedo nidaamka dowliga ah ee Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada dib-u-dhiska kaabayasha dhaqaale iyo amni.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.