Senator Fartaag oo Ku Baaqay in loo Gurmado Shacabka Gedo

Fartaag

Senator Cabdulaahi Sheekh Ismaacoil Fartaag oo ka tirsan Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay madaxda dowladda,Hay’adaha iyo beesha caalamka in loo gurmado dadka ay saameeyeen fataahadaha roobka gaar deegaanada Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.