Daawo:Taliyaha Boliiska oo Amaanay Shirkii Amniga Qaranka

Boliis

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed General Sulub Axmed Firin ayaa sheegay in Shirkii qorshaha Amniga Qaranka qeybta Boliiska oo maanta la soo gebagabeeyey guul laga gaaray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.